Meydka Masuul Al Shabaab Gowraceen oo laga helay dalka Kenya iyo Baaritaano socda

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab oo dhawaan weerar ku qaaday Deegaanka Gumarrey ee gobolka Waqooyi bari ee dalka Kenya ayaa sheegay in halkaasi ka qafaasheen Gudoomiyihii deegaankaasi Cumar Aadan Buul. War kasoo baxay booliiska magaalada Wajeer ayaa lagu sheegay in ciidamada booliiska heleen meydka Cumar Aadan Buul oo ahaa kaaliyihii saldhigga degaanka Gumarey, waxaana meydka ninkan … Continue reading Meydka Masuul Al Shabaab Gowraceen oo laga helay dalka Kenya iyo Baaritaano socda